Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo War Cusub oo ka soo saaray Natiijada Codbixinta Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa war ka soo saaray Natiijada codbixintii shalay ka dhacday dalka isla markaana ay...
Murashaxiinta Saddexda Xisbi oo mid-mid uga hadlay Rejada ay ka filayaan Natiijada Doorashada iyo Guul ay ka gaadhaan
Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa ka hadlay rejada ay xisbiyadoodu ka qabaan natiijada doorashada maanta ka qabsoontay...
Danjire Baashe Cawil oo ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed ee Mustaqbalka Xisbiga Kulmiye iyo Rejada Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil, ayaa ka warbixiyey socdaal uu maalmihii u dambeeyey ku marayay deegaamo ka...
Dawladda Jabuuti oo maanta ka hadashay Doorashada Somaliland looga dareeray iyo Muhiimadda ay leedahay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay muhiimadda ay Somaliland u leedahay Doorashada madaxtooyada ee maanta dalka ka qabsoontay, waxaanay shacbiga iyo xisbiyada ku...
Somaliland’s voting technology shows how Africa can lead the world
Africa has become a testing ground for technological leapfrogging. This is a process that involves skipping stages and moving rapidly to the frontiers of innovation. Technological leapfrogging in Africa has,...
Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Dareen-celiyey Cod-bixinta Doorashada Somaliland Kadib Markii uu Codkiisa Bixiyey
Murrashax Muuse Biixi oo kormeeray goobaha codayntu ka socoto ee degmooyinka Caasimadda Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse...
Murrashax Muuse Biixi oo soo kormeeray goobaha ay codayntu ka socoto ee degmooyinka caasimadda Hargeysa (DAAWO SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo kormeeray goobaha ay doorashada madaxtooyadu ka socoto ee ku yaalla degmooyinka kala duwan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

