Monthly Archives: November, 2017

spot_imgspot_img

“Qurbejoogow, u tudha Qolqol-joogga dalkooda Kabkabtay oo Fidno ha gelin” La-taliyaha M/weynaha ee Nabadeynta Gobollada Bari

Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Mafaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga, Eng Cabdinasir Garaad Abshir, ayaa Qurbejoogga dalka ku sugan ku eedeeyey inay hormood ka yihiin hab-dhaqanno...

MUQDISHO: Wasiirkii Labaad oo muddo dhowr usbuuc ah Iska casilay Xukuumadda Farmaajo iyo Sababaha Keenay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya Dr Maryan Qaasim, ayaa goor-dhawayd shaacisay inay iska casishay xilkii ay ka haysay Xukuumadda...

DAAWO Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Natiijada Doorashada iyo Rejada ay ka qabaan

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay natiijada ay ka filayaan doorashada madaxtooyada ee Isniintii todobaadkan ka qabsoontay dalka, waxaanu taageerayaashiisa...

Xisbiga KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada, taageerayaashiisana u bushaareeyey

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka Isniintii toddobaadkan iyo halka ay marayso natiijada codbixinta ee ay...

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo sheegay inay Cabasho la xidhiidha Doorashada u gudbiyeen Beesha Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay inay Cabasho la xidhiidha Doorashada iyo masuuliyiin ka tirsan Xisbigooda oo xabsiga loo taxaabay u gudbiyeen...

Saxaafadda Caalamka Oo Siyaabo kala Duwan u Faaqidday Qaabkii ay u qabsoontay iyo Rejada laga Qabo Natiijada Doorashada Somaliland 

Warbixinta Saxaafadda Caalamku Ka Qoreen Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda  Ee Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Mid Soo Noolaysay Rajaddii Dumquraadiyadda Ee Dalalka Bariga Afrika Wakaladdaha Warbaahinta ee...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan Ballaadhan la qaatay Wakiillo iyo  Diblomaasiyiin ka socda Beesha Caalamka ah

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno safirro iyo diblomaasiyiin isugu jira oo ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img