Murashax Cirro oo faahfaahiyey Heshiis Dhexmaray Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Mowqifka Xisbigooda
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada wada-hadallo 24-kii saacadood ee u dambeeyey u socday Guddiga...
Murashax Cirro oo ka warbixiyey Kulan-dhexmaray Komishanka Doorashooyinka, Baaqna u diray Shacabka iyo Taageerayaasha WADDANI
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada kulan maanta dhexmaray Guddiga Doorashooyinka...
“Somaliland maanta buuq iyo dhibaato Kama Ogolin, waliba waxaan la hadlayaa Beelaha Dhexe ee ISAAQ” – Garaadk Jaamac Garaad Ismaaciil
"Haddii Somaliland markii hore aad idinku iska wadateen, haddaanu Harti nahay maanta waanu soo galnay. Siyaasadda waxbaanu ku leenahay, doorashadii waanu galnay. Haddaad hore...
The international community should stop treating Somaliland as a laboratory experiment
In the grand scheme of things the heated words or actions of politicians before and after Somaliland's Presidential Election will soon begotten. What will...
Somaliland
“Waxaan farayaa Hay’adaha Amniga, in ay daba-gal buuxa ku sameeyaan, dadka ku hawlan dibin-daabyada dalka iyo abuurista colaad sokeeye” – Madaxweyne Siilaanyo
"Waxaan leeyahay musharixiinta tartamaysa, ha filanina in aad guulaysataan qudha. Hasa-yeeshee, waa in aad filataan, oo cindigiina gelisaan, guul iyo guul darro”. "Waxaan leeyahay, ummadaha...
Madaxda Dhaqanka Gobolka Awdal oo si Adag uga ka hadlay Muranka Arrimaha Doorashada, Shacabkana baaq u diray
Boorama (SLpost)- Salaadiinta iyo Wax-garadka Gobolka Awdal, ayaa ka hadlay xiisadda ka soo cusboonaatay natiijada aan wali la shaacin ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland, waxaanay...
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Hadda ka hadlay Xiisadda ka soo cusboonaatay Natiijada Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muranka ka taagan natiijada doorashada madaxtooyada, waxaanu ugu baaqay shacabka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

