HomeSomaliland: WASIIR Dhowr Sanno ku Maqnaa Muqdisho oo Dalka ku soo laabtay...

Somaliland: WASIIR Dhowr Sanno ku Maqnaa Muqdisho oo Dalka ku soo laabtay iyo Arrimo uu ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa uu ka hadlay sababta uu muddada dhowrka sanno ah ugu maqnaa magaalada Muqdisho iyo sababta xilligan la dhowrayo dhismaha xukuumadda cusub ku soo beegtay socdaalka uu ku soo guryo-noqday

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Md Maxamuud Siciid Maxamed, ayaa dhawaan dib ugu soo laabtay dalka, isagoo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya oo uu ku sugnaa dhowrkii sanno ee u dambeeyey.

MaxamuudMaxamuud Siciid Maxamed oo xilka wasaaraddaas hayey xilligii xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa dhowrkii sanno ee u dambeeyey ka maqnaa saaxadda siyaasadda tan markii uu burburay Xisbigiisii uu ka tirsanaa ee UDUB kaddib doorashadii madaxtooyada ee 2010-kii. Ilaa wakhtigaasna lama arag meel uu jaan iyo cidhib dhigay. Haseyeeshee waxa uu sheegay inuu muddadaas oo dhan ku maqnaa magaalada Muqdisho.

Maxamuud Siciid oo la hadlay Telefishanka HCTV, waxa uu ka hadlay Doorashada Somaliland ka dhacday, qaabkii ay uga dhacday, madaxweynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi. Waxa kale oo uu ka hadlay sababta uu muddada dhowrka sanno ah ugu maqnaa magaalada Muqdisho iyo sababta xilligan la dhowrayo dhismaha xukuumadda cusub ku soo beegtay socdaalka uu ku soo guryo-noqday

HOOS KA DAAWO WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN

https://youtu.be/x0KrXSOkcYo

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories