Monthly Archives: November, 2017

spot_imgspot_img

Dawlad 18 Wasaaradood Ka Kooban, Tayo Badan, Manfac Keen Ah Oo Barnaamijkii Xisbigana Fulisa Oo Dal Iyo Dad La Gu Najaxo – W/Q: Mohamed...

Beelaha Somaliland dawladnimada waxa ku matela hay'aadka qaran ee la doorto - sida golayaasha deegaannada, wakiillada iyo guurtida - ninba inta uu nasiib dad...

Farriin Ku Socota Madaxweynaha La Doortay – W/Q: Maxammad Saleebaan Cumar

Waxaynnu doorannay Madaxweyne cusub; Md. Muuse Biixi Cabdi.In ka badan kala badh bulshadii Somaliland ee codaysay ayaa dooratay.Doorashadiisa waxa ku baxay tacab bulsheed oo...

Booska hebel baan ku socdaa? – W/Q: Barkhad-ladiif M. Cumar

Marka isbedel sidan oo kale dhaco oo xukuumaddii hore bedelayso xukuumad kale waxa inta badan dhaca in dad faro badan oo dibadda joogay oo...

Hantidhawraha Qaranka Somaliland Amaro Cusub Kusoo Rogay Baananka Dalka Somaliland iyo Fariimo Uu U Diray.

Hargeisa(S.P):-Hantidharaha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Amaro Culus U kala Diray Dhamaanba...

Tirada Xildhibaanno Cusub oo maanta ku biiray Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Fadhi uu saaka yeeshay Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ka qayb-galay mudaneyaal oo cusub oo buuxiyey boosaska xildhibaanno siyaabo kala duwan ku waayey xubinimadooda. Saddexda xubnood ee...

Muxuu Cabdicasiis Samaale ka yidhi inay mar kale Is-khilaafeen Madaxweynaha la doortay?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa wax laga weydiiyey jiritaanka warar maalmihii u dambeeyey bulshadu...

Guddiga la-dagaalanka Musuq-maasuqa oo ka warbixiyey Xilligan Kala-guurka ah iyo Xogta Tira-koobka Hantida Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Maamul-wanaagga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sharraxaad ka bixiyey qorsheyaasha uga yaalla hawl-gallo ay ku sameynayaan hay'adaha dowladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img