Wasiir Maxamuud Xaashi Oo ka khudbadeeyey Casuumad Dhiirrigelin ah Oo Garabka Dhallinyarada KULMIYE ee Heer Qaran Ay u Sameeyeen La-taliyaha Madaxweynaha ee Ciyaaraha
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradaha Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la qayb galay munaasibad afur ah oo garabka Dhallinyarada heer Qaran ee xisbiga KULMIYE,...
DAAWO Axkaamta Bisha Barakaysan ee RAMADAN iyo Soo-jeedintii Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Darsi ku saabsan Axkaamta Bisha Barakaysan ee RAMADAN, waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyn aan Buurneyn ku sameeyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa isku-beddel ku saameeyey masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa, kuwaas oo kala ah Agaasimayaashii Guud...
DAN-JIRE Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweynaha ee Imaaraadka & Baadhitaano Hay’adaha amaanku ku wadaan TARTAME Ismaacil Cumar Madar
Hargeysa (SLpost)- Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona...
Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukunno ku Ridday Wiilal iyo Gabdho Xaaraan lagu soo qabtay bisha Barakaysan ee Ramadan
Hargesa (SLpost)- Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa xukunno ku ridday Dhalinyaro iyo gaadiid lagu soo qabtay iyaga oo bisha Barakaysan ee Ramadan Xaaraan ku cunaya...
Sababta keentay Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan Dab-Demiska Hargeysa oo Dhaawacyo soo gaadheen (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan ciidanka dabdemiska oo lagu dhaawacay iyagoo gurmad dab ku jira xaafada Isteed Hawska ee Galbeedka Hargeysa oo...
La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga oo Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha Khaatumo iyo Xubnaha uga qayb-galaya wada-xaajoodka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo caasimadda u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

