Monthly Archives: June, 2017

spot_imgspot_img

Duur-xulka Ku-talo-galka ah (Constructive Ambiguity)

Weli ma kugu dhacdey in aad akhridey heshiis laba dhinac oo hore isu hayey ka gaadheen khilaaf dhex yaalley, welise ma akhridey war-murtiyeed, ama...

Wararkii u dambeeye Khasaare ka dhashay Roobab Mahiigaan ah oo ka da’day degmada Tog-wajaale

Tog-wajaale (SLpost)- Roobab mahiigaan ah oo geystay khasaare naf iyo mood isugu jirtay ayaa maanta ka da’ay degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley. Wararka ka imanaya...

Prof Galeydh oo hadal waayeelnimo ku fasiray nooca heshiiska dhexmaray Somaliland, Rejada ay ka qabaan iyo Himilada Shacabka ay mataan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa si faahfaahsan uga war-bixiyey nuxurka Heshiiska dhexmaray Somaliland iyo rejada ay ka qabaan ka-midho-dhalinta...

Xukuumadda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo heshiiyey sidii loo xoojin lahaa Midnimada & Qaranimada Somaliland iyo Nuxurka qodobbada laysla af-gartay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo maamulka Khaatumo oo uu hoggaaminayo Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa maanta kala-seexday heshiis dhowr qodob ka kooban oo jidaynaya...

DAAWO: Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hada Ka Hadlay Cidda Lahayd Erayada iyo Laxanka Heesta Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada oo uu Sheegtay Abwaan Reer...

Hargeysa (SLpost):-Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale sida oo kale na ah taariikh ururiye kuna xeel dheer gabayada, suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed oo si weyn loogga...

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa – Qalinkii Cabdiraxmaan Cadami

Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay...

Ururka Qareenada Somaliland oo u jawaabay Garyaqaanka Guud, Xukuumaddana u soo jeediyey inay Dabbaqdo Shuruucda dalka

Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu garyaqaanka Guud ee Qaranku ku difaacay Guddi Culimo ah oo la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img