HomeXisbiga KULMIYE Oo Mucaaridka Ugu Baaqay Inay Isku Diyaariyaan Tartanka Doorashada

Xisbiga KULMIYE Oo Mucaaridka Ugu Baaqay Inay Isku Diyaariyaan Tartanka Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post)  Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga taladda dalka haya ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in xisbi ahaan ay diyaar u yihiin Doorashada inuu galo, kalsoonina uu isku qabo, waxaanu Xisbiyada Mucaaradka ah ugu baaqay inay isku diyaariyaan Tartanka Doorashada, oo ay shakiga iska dayaan.

-home-hadhwan1-public_html-uploads-gallery-galleries-carwo-IMG_ABF74E-F3BF06-5276E6-B2BA6E-EE21A2-4F6B69

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay ayaa sidoo kale baaq u diray guud ahaan Bulshada waxaanu ugu baaqay inay qaatan Kaadhka Codeynta, si ay u helaan xaquuqdooda coddeynta,waxaanu yidhi “Waxaan Bulshada ugu baaqayaa inay kaadhadhka qaatan, gaar ahaan Gobolada ay imika kaadh qaadashadu ka bilaamatay, maxa yeelay waa xuquuq gaar ah oo qof walba oo muwaadin ahi leeyahay, si uu wax u doorto, ama loo doorto, markaas waxaan ku talinayaa inay dadku sida ugu quruxda badan kaadhadhka u qaatan”.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye mar uu ka hadlaayey Doorashada ayaa yidhi “Doorashadii waa la muddeeyey, wakhti baana loo muddeeyey, wakhtigaas loo muddeeyey ayeyna dhacaysa haddii ALLE idmo, Kulmiye waa u diyaar inuu Doorashada galo, ee Xisbiyada Mucaaradku  diyaar ha u noqdaan inay Tartanka Doorashada galaan, Doorashadu waa diyaare, Komishankuna waa ka diyaar, Kaadhadhkiina waa la qaybinayaa, labadii Gobol ee ugu horeeyey ayaa laga bilaabay, ee Xisbiyada Mucaaradka shakiga ha iska dayaan, Doorashadu wakhtigeeda ayey ku dhacaysaaye”.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye mar uu ka hadlaayey abaaraha ayaa yidhi “Inkasta oo ay Roobabkii inoo da’een, haddana abaarihi wali wey jiraan, ILLAAHAYNA , waxaan ka baryeynaa inuu ina siiyo roobab khayr qaba, abaartana inaga dulqaado, abaarihii waxa bulshada u raacay xanuuno, markaas guud ahaan waxaan Bulshada leeyahay is taakuleeya, oo is caawiya.”

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories