HomeXukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In La Xakameeyay Shuba-biyood Ka Dilaacay Buuhoodle

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In La Xakameeyay Shuba-biyood Ka Dilaacay Buuhoodle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa daboolka ka qaaday inay ku guulaysteen xakamaynta shuban biyoodkii ka dilaacay Buuhoodle iyo magaalooyinka ay ka midka ahaayeen Boorama.

Wasiirku waxa uu arimahan kaga hadlay isaga oo qurba joogta Somaliland ee dalka Ingiriiska kala hadlaayay xaalada abaaraha iyo shubanka ee dalka isugu darsamay, wasiirka oo arimahan ka hadlaayay waxa uu yidhi “Xanuunbaa dalka ku soo kordhay intii danbe kaas oo aanu nidhi waa shuban biyood deegaano badan ayuu gaadhay  xuduudka oo dhan ayuu ku taxan yahay Buuhoodle ka soo qaad ilaa Boorama, meesha uu ugu halista badanaa waxay ahayd gudaha Buuhoodle, waxa ku dhintay Buuhoodle ilaa dhawr iyo sodan qof, si aad iyo aad u heersaraysa oo caalamku ay u bogeen oo Somaliland magac u soo hoyisay ayay dawladu wax uga qabtay, dadka inagu xiga ee jaarkeena ah ee Itoobiya aad ayay dadku u dhinteen waliba deegaanada Soomaalida iyo Oromada sababtuna waa gurmadka loo fidiyay ayaa aad uga hooseeyay sida aynu inagu keena wax uga qabanay, Buuhoodle oo kale waxa ay dhawr iyo sodonku dhinteen labada maalmood ee aan la soo gaadhin, marka dhakhaatiirtii iyo daawadii ay gaadheen markiiba waa uu istaagay, dhawr deegaan ayay dad badan u soo dhaceen sida Boorama oo kale oo boqol iyo dheeraad ay cisbitaalka mar wada galeen, meel kasta  markii la gaadhay waa uu istaagay, lacag xoog leh ayayna dawladu galisay.” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland.

 

Sida oo kale waxa uu Wasiirku ka warbixiyay sida Xukuumadda iyo guud ahaan shacabiga Somaliland ay uga hawlgaleen abaartii xooganayd ee dalka ku dhifatay.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories