HomeDil-dilaacii WADDANI Oo Bilaabmay Iyo Xildhibaan Rayte Oo La Filayo Inuu Ku...

Dil-dilaacii WADDANI Oo Bilaabmay Iyo Xildhibaan Rayte Oo La Filayo Inuu Ku Biiro Xisbiga KULMIYE

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Wararka ay helayaso shabakada Somaliladpost.net, ayaa sheegay in xubno miisaan siyaasadeed leh ay ku tallo-jiraan inay ka baxaan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, waxaana masuuliyiintan ka mid ah Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte).

2679

 

 

 

 

 

Xildhibaan Rayte , ayaa la filayaa inuu si rasmi ah iskaga casilo xubinimadii guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigaas Waddani.

Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo uu weli Xildhibaanku ku cadeeyay jiritaanka warkan, haddana warar uu Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay helay ayaa xaqiijinaya in xildhibaan Rayte uu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono go’aanka uu kaga baxay xisbiga Waddani. Sidoo kale waxa la filayaa in xildhibaan Rayte cadeeyo inuu ku biiray xisbiga KULMIYE ee talada dalka haya oo uu hore uga tirsanaan jiray islamarkaana ka soo baxay doorashadii golaha wakiilada ee 2005.

Lama garanayo sababta rasmiga ah ee uu xildhibaanku uga baxayo xisbiga Waddani oo uu aasaasayaashiisa ka mid ahaa, waxase la filayaa in xildhibaan Rayte shirjaraa’id saxaafadda ugu soo bandhigo mawqifkiisan cusub.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories