HomeHargeysa: Madaxweyne Siillaanyo Oo Kormeeray Adeegyo Caaafimaad Oo Ay Bixinayaan Dhakhaatiir...

Hargeysa: Madaxweyne Siillaanyo Oo Kormeeray Adeegyo Caaafimaad Oo Ay Bixinayaan Dhakhaatiir Imaraadka Ka Socda (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar caafimaad ka wadaan dhakhaatiir Imaaraadka carabtu u soo diray Somaliland, kuwaasi oo maalmahanba ka waday daaweynta iyo shaybaadho dadkii is-diwaangeliyey ee nasiibka u yeeshay inay noqdaan dadka sida tabarucaadka ah loogu adeegayo kuwaas oo kor u dhaafay shan kun oo qof.

 

 

 

18157767_1284950021618848_9147589829793026586_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweynuhu waxa uu kormeerkiisa xog waran kaga dhegeystay dhakhaatiirtii ku guda jiray hawshaasi caafimaad, waxaanu mid mid u dul istaagay dadkii ku sugnaa goobta oo qaarkood u jiifeen xanuunada laga dawaynayey ama laga baadhayeyba, markii kormeerka madaxweynuhu soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay dhakhaatiirtii hawsha gacanta ku haysay oo ka mahad sheegtay sida ay xukuumada iyo shacbiguba ula shaqeeyeen. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Axmed Ciise (Xaglotoosiye), oo madaxweynaha warbixin ka siiyey sida ay hawshu u socoto iyo dadka la daweeyey ilaa wakhtigan, waxaana ka mid ahaa hadaladiisi “Mudane Madaxwayne waanu kaga mahad celinayanaa wakhtigaaga qaaliga ah ee aad ugu timi dhakhaatiirtan imaaraadka ka socda ee u yimi inay dadkeena daweeyaan kuwaas oo ay la shaqaynayaana dhakhaatiirta wasaaradda caafimaadku, madaxwayne mudadii dhawrka casho ahayd ee ay joogeen waxa is diiwaan galiyay 5,000 oo qof ilaa hadda waxay daweeyeen oo ay la kulmeen 2,000 oo qof waxaanu ku rajo waynahay inay 5,000-ba arkaan. Waxay dawaynayeen cuduro kala duwan. Waxa kale oo farxad noo ah in dhakhaatiirta wasaarada caafimaadku la shaqayn doonaan ururkan una raaci doonaan meel kasta oo caalamka ka tirsan.”

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Madaxweynaha oo isna mahadnaq u diray dawladda imaaraadka carabta iyo dhakhaatiirta ku hawlan shaqadan, ayaa yidhi “Aad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa dawladda imaaraadka iyo dhakhaatiirta halkan timi waxyaabaha ay qabteen iyo hawlaha ay tarayaan aad baanu ugu mahad celinayaan Alle haydinla qabto gacan buuxdana waa idin siinaynaa waxaanu idinla qaban karnana waa idinla qabanaynaa”

Image may contain: 6 peopleImage may contain: 8 peopleImage may contain: 3 people, people sitting

 

 

 

 

Somalilandpost.net

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories