HomeProf.Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Xisbiga Waddani

Prof.Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Xisbiga Waddani

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Prof.Cabdisalaan Yaasiin ayaa ku dhawaaqay inuu tartankii musharaxnimo ee gudaha xisbiga Waddani uu uga tanaasulay musharax Cabdiramaan Cirro oo wakhtigan ah musharaxa la filaayo inuu xisbigaas doorashada ugu tartamo.

Waxa uu sidan ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa“26 bishii 11 inaan ku dhawaaay waydinkii ogaa musharaxa ka tartamaaya xisbiga Waddani gudihiisa arintaas waxa keenay waxyaabo loo baahan yahay, tartanka iyo dimuqraadiyadu waa waxa aynu doonayno in aynu ku dhaqano, waa waxii aynu u dagaalnay ee dalkeenu ku dhaqan yahay. tartankaas aan ku dhawaaqay waxa iska badalay inaan tartankii ka hadhay sababaha aan uga hadhayna waan tilmaami doonaa, kow hadaynu nahay reer Somaliland khayar iyo nabadgalyo ayaynu ku jirnaa alle ayaynu ugu mahadnaqaynaa, dawladnimo la dhisan kari waayayna waynu dhisanay. waxaan hadalkayga ku soo gabogabaynayaa in aan ka hadhay tartankii musharaxnimo, musharaxii xisbiguna uu yahay Cabdiraxmaan Cirro, waxaynu doonaynaa in xisbigu uu si dhakhso ah taladii u qabto.”

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories