HomeGuddoomiye Cirro Oo Dalka Ingiriiska Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ingiriiska Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

UK(SLpost)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo safar shaqo ugu baxay qaar kamid ah wadamada ku yaala Qaarada Yurub, ayaa maanta waxa sii diiran loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dalka UK ee London ,halkaas oo uu guddoomiye Cirro markii uu soo gaadhay garoonka diyaarada caalamiga ah ee Heathrow Arbor kala kulmay soo dhaweyn baaxadle.

Guddoomiye Cirro ayaa markii uu ka soo degay gegida diyaarada London, ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweeyey dad weyne aad u tirobadan oo sitay asataamaha gaarka ah xisbiga WADDANI iyo calanka jamhuuriyada Somaliland,kuwaas oo ay horkacayeen masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee dalka ingiriiska iyo weliba xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada somaliland uu kamid ahaa xildhibaan c/raxmaan xoog.

Md. C/raxmaan Cirro oo ka dareenceliyey soo dhaweynta balaadhan ee uu kala kullmay magaalada London, ayaa halkaasi ka jeediye erayo uu ugu mahadnaqayo dadkii ka qaybqaatay soo dhaweyntiisa iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee dalka UK,Iyo weliba xildhibaanada ka qayb-qaatay soo dhaweyntiisa 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories