HomeDawladda Turkiga Oo Laga Dareemayo Inay Muujinayso Inay Dhex Ka Tahay Wada...

Dawladda Turkiga Oo Laga Dareemayo Inay Muujinayso Inay Dhex Ka Tahay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa laga dareemayaa inay isu dhigayso inay dhexdhexaad ka tahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, tan iyo markii ay bishii november siyaasiyiinta Somaliland ku eedeeyeen dawladaas inaanay dhex ahayn ee ay dhinaca saarayso dalka Somaliya.

Dawladda Turkiga oo wada hadalada labada wadan u magacowday ergey gaar ah oo lagu magacaabo danjire Axmet Riza Demirer, ayaa markii hore waxa uu xilkiisu ahaa inuu qaabilsanyahay wada hadalada Somaliya, laakiin hadda waxa ay hay’adaha dawladda ee Turkigu ugu yeedhaan ergeyga gaarka ah ee Somaliland iyo Somaliya. Tusaale ahaan ergaygan ayaa wuxuu 23 December 2015 la kulmay madaxa u sareeya hay’adda TIKA ee Turkiga u qaabilsan mucaawinooyinka, waxaanay hay’adda TIKA ee qaranka Turkigu xilkiisa ku sheegtay inuu yahay ‘Ergayga gaarka ah ee Somaliland iyo Somaliya’, waxaanay dadka arrimahan falanqeeyaa aaminsanyihiin in dawladda Turkigu doonayso inay kalsooni u muujiso Somaliland oo dhawr goor ay siyaasiyiinteeda iyo aqoonyahankeedu sas ka muujiyeen dhexdhexaadnimada dalka Turkiga.

Ergaygan Turkiga u qaabilsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa markii u horaysay bishii November wuxuu safar ku maray magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho oo uu kulamo kula yeeshay madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo uu kala hadlay doorka cusub ee uu Turkigu doonayo inuu ka ciyaaro wada hadalada.

 Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories