HomeSafaaradii Sucuudiga Ee Dalka Iiraan Oo Mudaharaadayaal Dawladu Taageersantahay Ay Gubeen

Safaaradii Sucuudiga Ee Dalka Iiraan Oo Mudaharaadayaal Dawladu Taageersantahay Ay Gubeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tahran(SLpost)-Dibadbaxayaal ka caraysan dilkii uu Sucuudiga u gaystay wadaad caan ah oo Shiica ah ayaa waxa ay weerareen safaaradda Sucuudiga uu ku leeyahay Iiraan.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay arkeen xubno ka tirsan kooxda u tababaran sida milateriga oo dhismaha safaaraddaasi ee magaalada Tahraan ku tuuraya bambooyin laga sameeyay batrool, halkaasi oo ay dibadbaxayaashu burburiyeen alaabtii taalay ayna dhismaha safaaradda dab qabadsiiyeen ka hor inta booliska Iiraan aanay kala eryin dadkaasi.

160102171451_mashhad_iran_saudi_protests_640x360_mizanonlineir_nocredit

Xilli sii horraysayna dowladda Iiraan oo ah awoodda ugu ballaaran ee Shiicada dunida ayaa uga digtay Sucuudiga in ay ka shalayn doonto dilka ay u gaysatay Sheekh Nimr al-Nimr, kaasi oo loo dilay dambiyo la xidhiidha argagixisanimo iyo qeybtii uu ka qaatay dibaxyo ka dhan ah dowladda Sucuudiga intii uu socday Kacdoonkii Carabta.

Dilka uu Sucuudiga u gaystay Nimr al Nimr ayaa la hubay in uu ka caraysiin doono Iiraan oo isu aragta in ay mas’uul ka tahay Shiicada laga tirada badan yahay ee ku nool Bariga Dhexe.

Dad badan ayaa isugu soo baxay bannaanka hore ee safaaradda Sucuudiga ee magaalada Tahraan si ay u muujiyaan caradooda ku aadan arrintaasi.Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa u dhacay gudaha safaaradda oo waxa ay ku tureen bambooyin laga sameeyay batrool ka hor inta boolisku aysan kala eryin.

Qof goobjooge ah ayaa BBC-da laanta Afka Persian-ka u sheegay in xubnaha maleeshiyada taageerto dowladda ay qayb ka ahaayeen weerarka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories