HomeIsraa’iil oo Adkaynaysa Ammaanka Deegaanada Carabta Kadib Cabsi Soo Waajahday

Israa’iil oo Adkaynaysa Ammaanka Deegaanada Carabta Kadib Cabsi Soo Waajahday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Israa’iil(SLpost)-Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in la adkeyn doono ammaanka deegaanada Carabta Israa’iil kaddib markii Jimcihii ay ka dhacday toogasho magaalada Tel Aviv.

Mr Netanyahu ayaa shumac ku shiday bannaanka hore ee baarkii uu ninka hubeysan ku furay rasaasta, halkaasi oo uu ku dilay laba qof islamarkaana uu ku dhaawacay todaba qof oo kale ka hor inta uusan cararin.

Waxa uu intaasi raaciyay in Israa’iil ay qaadi doonto tallaabooyin dheeraad ah si ay uga hortagto dilalka.

Ciidammada ammaanka ayaa weli waxa ay baadi goobayaan qofkii gaystay weerrarka, kaasi oo ay booliska ku sheegeen in uu ahaa 29 jir Carabta Israa’iil ah kana soo jeeda tuulada Arara ee waqooyiga Israa’iil.

Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka la socda ammaanka ayaa muujiyay ninka hubeysan oo qori boobe ah kala soo baxaya boorso kaddibna xabad ku furaya dad ku sugnaa waddo mashquul badan oo ay ku yaalaan baarar iyo makhaaxiyo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories