Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

MADAXWEYNE KUMEE?

Mudane Maxadaxweyne, waxaad u timi Soomaalilaan oo aad u rajaynaysa imaatin kaaga xilligii ku haboonaa, laakiin qaab ka aad ugu timi ayaa ahaa adigoo...

Saaxiibbada Facebook Ee Ay Fiican Tahay In Aad Iska Saarto Si Aad U Ilaaliso Caafimaadkaaga Nafsiga Ah (2)

argeysa (Geeska)- Waa qayb kale oo ka mid ah qormadii uu Geeska Afrika ku soo bandhigayey qaar ka mid ah saaxiibbada ay khubarada cilminafsiga...

ADEEGSIGA QABYAALADDA MA LA YARAYN KARAA?

Sida aynu og nahay maamulkii Kacaanku waa kii beri yidhi: “Qabyaaladdii waa la dilay, waana la aasay!” Arrintaa waxa lagaga dooday taxanihii Deelleyda, oo...

Daawo:-Gadiidka Wadooyinka Hargaysa Isticmaala Oo Cabasho Ka Muujiyay Wado Xumo Dishootay

Hargeysa(Slpost)-Gaadiidlayda isticmaasha wadooyinka caasimada Hargeysa ayaa si weyn cabasho uga muujiyay wado xukumo daris la noqotay xili Somaliland haatan ay si ficna u fahantay...

Daawo:-Deegaanada Sanaag Oo Ka Hadlay Abaaro Ay Ku Kaliyaysteen Xukuumaddana Baaq U Diray

Sanaag(SLpost)-Deegaanada hoosymadada Badhan Somaliland ayay abaaro xoogani ku dhufteen waxaana halkaas kormeer ku soo maray maayarka isaga oo soo indha indheeyay dadka ay tuulooyinka...

Daawo:-Madaxweyneha Turkiga Oo Si Cadho Leh Maraykanka Ugu Soo Jeediyay Inay Raacaan Turkiga Ama Kooxda La Dagaalmaysa Ee Kurdida Siiriya

Turky(SLpost)-Madaxweynaha kartida badan ee turkiga ayaa u soo jeediyay dalka maraykanka inuu la safto iyaga ama kurdida Siiriya oo uu ku tilmaamay argagixiso aanu...

Daawo:-Sheekh Maxamed Idirsi Oo Ganacsatada Soomaalida Ku Dhaliilay Naxariis La’aan iyo Inay Shacabka Dhibkooda Ku Noolyihiin

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Maxamed Idirs ayaa dhaliil xoogan u soo jeediyay ganacsatada Soomaalida oo uu u tilmaamay kuwo bilaa naxariis ah oo ku da'daala sumaynta shacabka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img