Turky(SLpost)-Madaxweynaha kartida badan ee turkiga ayaa u soo jeediyay dalka maraykanka inuu la safto iyaga ama kurdida Siiriya oo uu ku tilmaamay argagixiso aanu dalkiisu ogalayn, waxaanu markanka ku dhaliilay laba wajiilayn.