Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

LUUQADDA SAXAAFADDA

Suxufiga waxa looga baahan yahay inuu noqdo qof u dhexeeya, arrimaha dhacaya. Dadku way kuu siman yihiin. Maaha inaad dadka qaarna soo dhawayso, qaarna...

OLOLAHA DOORAHSHADA MARAYKANKA

Wakhtiga uu socdo ololaha doorashada maraykanku waa kan kugu dheer dunida, waxaanu socdaa ku dhawaad sannad iyo in kabadan. Sababta uu sidaa u yahayna...

Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa Oo Xalay Bandhig U Samaysay Filim Documentary Ah Oo Cabdishakuur Heersare Ka Sameeyey Waxbarasho La’aanta Miyiga

Hargesa (SLpost): Xarunta dhaqanka ee Hargeysa ayaa xalay bandhig u samaysay filim documentary ah oo ku saabsan xaaladda waxbarasho la'aanta miyiga, oo uu sameeyey...

Hogaamiyahii Mucaaradka Koonfurta Suudaan Oo Laga Dhigay Madaxweyne Ku Xigeen

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa madaxweyne ku xigeen u magacaabay ninka uu loolanka siyaasadeed kala dhaxeeyay ee Riek Machar Tilaabaddan ayaa muujineysa horumar laga...

Daawo:-Khudbadii Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Jeediyay Daah Furka Diiwaangalinta Codbixiyaha Ee Awdal

Boorama(Slpost)-Madaxweyne ku xigee Saylici ayaa khudbad ka jeediyay xaflad daah fur ah oo loo sameeyay diiwaangalinta codbixiyaha ee gobala Awdal ka bilaabmi doonta maalinta...

Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Shacbiga Gabiilay U Balanqaaday Gobalnimo Se Shuruud Ku Xidhay

Gabiilay(Slpost)-Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro ayaa isaga oo ku sii jeeda gobalka Awdal waxa uu la sii hadlay dadweynaha Gabilay oo uu sheegay war dhagahooda ka...

Daawo:-Dalka Ingiriiska Soomaali Ku Hormudaharaaday Safaarada Kiiniya Kuna Dhaleeceeyay Shacbiga Ay Ku Duqaynayaan Deegaanada Somaliya

UK(SLpost)-Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Ingiriiska qaarkood ayaa mudaharaad ka hordhigay safaarada dalkaas ay ku leedahay dawlada Kiiniya, waxaany ku dhaleeceeyeen shacabiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img