Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Somaliland oo Kaalin Dhex-dhexaad ah ka gashay Qiimayn lagu sameeyey 195 waddan

Waddamada Ethiopia, Somalia iyo Djibouti oo Safka Hore kaga jira Derejada ugu hooseysa Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka mid noqotay waddamada meel-dhexaadka kaga jira...

Madaxweyne Siilaanyo oo xil-ka-qaadis, Isku-beddel iyo Magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuumadda, waxaanu madaxweynuhu digreeto uu caawa soo saaray uu isku beddel, magacaabis...

Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Kormeeray Goobaha Diiwaangalintu Ka Socto Magaalada Baki iyo Soo Dhawayn Diiran oo uu La Kulmay

Baki(Slpost)-Madaxweyne Ku XIgeenk Somaliland ayaa soo kormeeray goobaha ay diiwaangalintu ka socoto degmada Baki, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay shacbi tiro badan oo u...

Daawo:-Diiwaangalintii Gobalka Togdheer Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Gunaanaday Iyo Eryada Halkaas Laga Yidhi

Togdheer(SLpost)-Xaflad balaadhan ayaa loo qabtay soo gunaanadka Diiwaangalintii codbixiyayaasha ee ka socotay gobalka Togdheer. https://youtu.be/re6F6LpLB_c

Cuqaasha Buuhoodle Oo Cali Khaliif Ku Canbaareeyay Inuu Weeraray Dad Rayid Ah

Buuhoodle(Slpost)-Cuqaasha iyo Odayaasha Gobolka Buuhoodle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Buuhoodle ayaa cambaareeyey falkii waxashnimada ahaa ee ay maleeshiyada Cali Khaliif maalintii...

Weftii SAMA-WADE ee Guddoomiye Cirro Hoggaaminaayey oo Caawa Ku Soo Hoyday Magaalada Saylac+SAWIRO

Saylac(SLpost):-Weftigii SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI isla mar ahaantaana socdaalka ku maraayey deegaanada hoos...

Daawo” Abaar Dad iyo Mid Duunyo Ayaa Ka Dilaacay Somaliland…” Reer Faraweyne

Faraweyne(Slpost)-Abaaro ishu ka baqayso daawashadooda ayaa ka muuqda deegaanka Farweyne ee gobalka Maroodi-jeex, abaarahan ayaa saameeyay xoolaha iyo dadkii lahaa ee ku noolaaba, waxaanay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img