“Hadii loo baqo in dadka islaamka qaarkood gaajo iyo haraad u dhintaan, sidii biilka reerkaagu waajibka kuugu yahay, ayaa waxsiinta dadkaasi waajib kuugu noqonayaa..”...
Hargeysa(Slpost)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in taageerida dadka muslimiintu tahay waajib saaran qof walba oo islaam ah hadii looga baqo inay gaajo...
Madaxwayne Suxufiyiinta Xamar tagey, waa Dambiilayaal Qaran.
Waxay Aheyd 11-12January 2016ka markii laba suxufi oo ka mida warbaahinta Somaliland ay ka qaybgaleen Shir dawlada federaalka Somaliya ku mijo xaabinayso warbaahinta Soomaaliyeed...
Daawo:-Faarax Macalin Oo Waraysi Kaga Hadlay Qaabka Ay Somaliya U Galeen Ciidamada Kiiniya
Kiiniya(SLpost)-Faarax Macalin oo wakhti dheer ahaa mid ka tirsan baarlamaanka Kiiniya lagana soo doorto gobalka Soomaalida ayaa ka hadlay qaabka ay Somaliya ku galeen...
Daawo:-Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka garabka isbahaysiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa daboolka ka qaaday in ay kulan la qaateen Faysal Cali Waraabe, kaas oo ay ku tilmaameen...
Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro Oo Haweenka Taageera Xisbiga Waddani Ee Gobalka Awdal Kulan U Qabtay iyo Hadalada uu U Jeediyay
Borama(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan balaadhan u qabtay haweenka gobalka Awdal ka taageera xisbigaas, waxaanu halkaas uga jeediyay khudbad...
Daawo:-Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Maydh Oo Madaxweynaha Ka Codsaday In Go’doonka Laga Saaro Loona Hirgaliyo Dekadii Kaluumaysiga iyo Wado
Maydh(SLpost)-Odayaasha iyo waxgaradka tuulada Maydh ayaa madaxweynaha ka codsaday in loo soo gurmado oo laga saaro go'doonka iyada oo loo samaynaayo dekedii kaluumaysiga oo...
Daawo:-Beer Uu ku Beeran Yahay Saytuun Aad U Badan Oo Muuqaal Qurxoon Laga Duubay
Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo laga duubay beer saytuun aad u badan ka baxay taas oo ka qaybgalaysa wax soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

