Borama(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan balaadhan u qabtay haweenka gobalka Awdal ka taageera xisbigaas, waxaanu halkaas uga jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa.