Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Kiiniya ayaa Daboolka Ka Qaaday Inay Duqayn Ku Dileen Taliyihii Sirdoonka Al-shabaab

Hargeysa(Slpost)-Kenya ayaa sheegtay inay ku dishay madaxii sirodonka Al-Shabaab iyo toban qof oo kale weerar 8-dii bishan February ka dhacay Koonfurta Soomaaliya. Korneyl David Obonyo,...

Qiso Xiise Badan Oo Dhex Martay Madaxweyne Jacfar Numayri Iyo Nin Ka Mid Ahaa Shaqaalaha Dawladda 

Khartuum (SLpost)- Jacfar Numayri oo hore madaxweyne uga soo noqday dalka Suudaan waxa uu ka mid yahay madaxweynayaasha dunida soo maray ee leh qisaska...

Daawo:- Qoys Haysta 15 Caruura Oo Sadex Iyo Labo Mataano Ah Uwada Dhashay

Hargyesa(SLpost)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin xiiso badan oo laga diyaariyay qoys uu dhalay aabo aan da'ahaan weynayan oo caruurtiisu ay tahay 15 u...

Daawo:-Ciidanka Nabadsugida Somaliya Oo Qabqabtay Dad Tiro Badan oo ay Sheegeen Inay Gacansaar La Leeyihiin Al-shabaab

Muqdisho(SLPost)-Ciidmada Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabtay 300 oo qof kuwaas oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yiin Al-shabaab ama ay gacan saar la...

Ingiriiska Oo Filanaya Inay Heshiis La Galaan Yurub Inteeda Kale

Us(Slpost)-Ra'iisal wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa isku diyaarinaya shir muhiim ah oo ka dhacaya Brussels, isagoo rajaynaya inuu heshiis la galo hogaamiyayaasha labaatan iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img