Maydh(SLpost)-Odayaasha iyo waxgaradka tuulada Maydh ayaa madaxweynaha ka codsaday in loo soo gurmado oo laga saaro go’doonka iyada oo loo samaynaayo dekedii kaluumaysiga oo halkaa hore loogu dhagax dhigay iyo wado ku xidha dalka intiisa kale.