Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Sheekh Si Macquul A Isu Barbar Dhigay Wadaadadii Hore iyo Kuwa Danbe iyo Sababta Culimada Guurka U Badiyaan

Hargeysa(Slpost)-Sheekh SHakuul ayaa is barbar dhig ku sameeyay culumada wakhtigan iyo culimadii hore ee Soomaalida, kana haday sababta guurka badan culimada Soomaalidu ay sameeyaan. https://youtu.be/QAbz59uTa18

Daawo:-Doorashoyinkii Ka Dhacay Ugandha Oo Rabshado Dhaliyay Xili La Sheegay Inuu Madaxweynaha Dalkaas Ku Horeeyo Codadkii la Dhiibtay

Hargeysa(SLpost)-Rabshado ayaa hadheeyay caasiada dalka Ugandha ee Kanbala kadib doorashooyinkii dalkaas ka dhacay oo la sheegay inuu madaxweynaha wakhtiga dheer xukumaayay dalkaasi uu ku...

Midawga Yurub iyo Dalka Ingiriiska Oo Gaadhay Heshiis Kadib Wada Hadalo wakhti Qaatay

EU(SLpost)-Madaxda Midowga Yurub ayaa si buuxda isugu raacay qorshe looga gol leeyahay in Britain lagu sii hayo ururkaas 28ka dal ka kooban. Ra'iisul wasaaraha Britain...

Daawo:-Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Hees Ku Saabsan Jeelkii Lagu Xidhay Qaaday

Burco(Slpost)-Wariye Cabdimaalik Coldoon ayaa qaaday hees ku saabsan jeelkii lagu xidhay iyo ilaalinta dalka waxaanu, waxaanu si duur xul ah u sheegayaa in xadhigiisu...

Xiisad Ka Taagan Doorashooyinka Ugandha iyo Maraykanka oo Sheegay Inuu Ka Walaacsan Yahay Xornimada Doorashadaas

Uganda(Slpost)-Xiisad ayaa ka taagan magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, kadib markii la xiray hoggaamiyaha mucaaradka oo ka mid ahaa musharrixiinta doorashadii shalay ka dhacday...

Daawo”Cabdiraxmaan Waxa Uu Ka Soo Jeeda Beeshii Dhab Libaax Ee Sideeda Sano Daahir Rayaale Ku Jiifay Maanta Waxa Uu Xaq Uu Leeyahay In Dhabta...

Booram(Slpost)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay jeegaanta siyaasadeed ee ka dhaxaysa Samaroon iyo beesha Cabdiraxmaan Cirro. https://youtu.be/IwjOLP0i4wY

Daawo:-Sheekh Aadan-siiro Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Dhulka Danta Guud Ee Ay Iibinayso

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray ayaa xukuumada ku dhaliilay dhulka danta guud ee ay u iibinayso sida aan haboonayan https://youtu.be/o-8tAOgj5wE

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img