Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Kulan Madaxtooyada ku Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan la yeeshay Siyaasiga Prof: Axmed Ismaciil...

Axmed Yuusuf Yaasiin oo ka hadlay Wareejinta Dekedda Berbera, Ganacsade Boore iyo Arrimo Kale

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muddane Axmed Yuusuf Yaasiin, oo ka hadlay heshiiska Dekadda Berbera ee Xukuumadda Somaliland ay la soo...

Suxufiyiinta Somaliland oo markii u horeysay Yeelanaya Sanduuq Kaalmo iyo Guddoomiyaha SOLJA oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, ayaa Shaaciyey Sanduuq ay iska yeelanayaan Suxufiyiinta dalka, kaas oo noqon doona Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta Somaliland.

Maxaad ka ogtahay Heesaha loo Cudeeyey inay Kaalmaha Hore ka galeen Qiimeyn lagu sameeyey Heesaha Sannadkan ugu Shilis ee ay soo saartay Fannaanadda YURUB...

Iyadoo Sannad kasta ay heeso cusub soo saaraan Fannaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan fannaaniinta qarnigan laga daba-dhacay ee Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa....

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo Laba Beelood ku dhexmaraya Gobolka Sool

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal Jimcihii shalay iyo Sabtidii Maanta ka socday deegaanka Dharkayn-geenyo oo 70-km dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada...

“Sannadkii Waxaanu Awood u Yeellanaynaa Inaanu Dejinno 200.000 oo Kontiinar, Heshiiska DP Waa Fursadii u Fiicnayd” Maareeyaha Dekadda

Hargeysa (SLpost)-  “Casriyayn lagu sameynayo dekadda Berbera oo lagu binaynayo goobihii adeega koontiinarada  oo suurtogelinaya inay marsaddani noqoto marin caalamiya, ayaa heshiiskeedii ay kala...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka badbaaday Isku-day Dil iyo Ciidamada Ammaanka oo faahfaahin ka bixiyey

Hargeysa (SLpost)- Ciidammadda Ammaanka ee Qaranka Somaliland ayaa maanta xarunta Maxkamadda sare ku qabtay sadex nin oo looga shakiyey inay qarxinayeen Maxkamadda sare ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img