Ujeeddada Socdaal ay Badhasaabka Togdheer iyo Cutubyo Ciidamada Qaranka ka tirsan ku gaadhay degmada Balli-dhiig
Burco (SLpost)- Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo iyo wefti uu hoggaaminayo oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa u anba-baxay...
Malleeshiyaad ka soo goostay Maamul-goboleedka Puntland oo Gudaha Somaliland soo galay iyo wada-hadallo u socda Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa la sheegay inay wada hadal toos la furtay Malleeshiyaad hore uga tirsanaa maamul-goboleedka Puntland oo tiradooda lagu qiyaasay 17...
“Waynu aragnay muslimka meelo lagaga adkaaday in masaajidadii loo bedelay Kiniisado” – Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar (Dirir) ayaa shaaca ka qaaday in muhiimada jihaadku tahay in dawlada islaamku yeelato cududii ciidan ee ka difaaci...
Ramadaan: Sababta Aan Afar Uga Soomay Toddoba Cisho – W/Q: Siciid M Gahayr
Waxan ahaa afar iyo toban jir dhigta fasalka siddeedaad ee dusgiga dhexe markii kowaad ee aan si buuxda u soomay faralka Ramadaanta. Halkii ayaan...
GAASHAAMO: Ciidammada Itoobiya oo Xasuuq u geystay Dad Shacab iyo Tirada Dhimashada oo 40 kor u dhaaftay
Hargeysa (SLpost)- Ilaa Inta ogyahay tiro kor u dhaafaysa 40 Qof oo Shacab ah, ayaa dhintay tiro kalena way dhaawacantay, ka dib markii ay...
Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Shir Hargeysa uga Furmay Somaliland iyo Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Furay, isla markaana Khudbad dheer ka jeediyey Shirweynaha 9-aad ee Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga...
Mujaahid Axmed Mire oo Soo-dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ka mid ah Saraakiishii hoggaaminaysay Halgankii ay Jabhaddii SNM ku xoraysay gobolladii Waqooyiga Soomaaliya ee Somaliland, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

