HomeSomaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka badbaaday Isku-day Dil iyo Ciidamada Ammaanka...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka badbaaday Isku-day Dil iyo Ciidamada Ammaanka oo faahfaahin ka bixiyey

Date:

Related stories

Somaliland: Growing public suspicion and concern over citizenship law changes

Hargeisa (SLpost)- A growing public debate has emerged in...

Somaliland–Taiwan Relations: An Alliance Built on Isolation

Two governments that the world largely refuses to acknowledge...

Somaliland urged to take dispute with Somalia to International Court of Justice

Hargeisa (SLpost)- Somaliland veteran and academic Prof. Abdisalam Yasin...

Five geopolitical questions behind Somaliland’s international engagement in the United States

Analysis by Somalilandpost News Part One of Somalilandpost News’ analysis...

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Hargeysa (SLpost)- Ciidammadda Ammaanka ee Qaranka Somaliland ayaa maanta xarunta Maxkamadda sare ku qabtay sadex nin oo looga shakiyey inay qarxinayeen Maxkamadda sare ee Somaliland.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in sadexda nin ay Miino nooca qalinka ah dhigen xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda sare, taasoo ay ugu talo galeen inay ku qarxiyaan guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Guddoomiyaha maxkamadda sareSadexda nin ayey Booliisku qabteen isla markiiba, waxaana qalinkii Miinada ahaa qaaday ciidamadda Miino-saarka oo goobta soo gaadhay.

Haddaba, Taliska guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay dhacdadan oo ay ku tilmaameen mid aanay waxba ka jirin. Afhayeenka Booliska Somaliland oo shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay inay jiraan saddex Nin oo Ciidanka Ammaanku Maxkamadda ka qabteen, kuwaasoo uu sheegay in looga shakiyey ama lagu tuhmay inay falal amni-darro maleegayeen, balse aanay jirin wax qarxa oo ay dhigeen Maxkamadda oo la qabtay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories