Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Khasaaraha ka Dhashay Isku-dhac laba beelood ku dhex-maray Gobolka Sool iyo Xog-warranka Badhasaabka Gobolkaas oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Sagaal ruux ayaa la sheegay  in ay ku dhinteen shaqaaqo dhexmartay laba beelood  meesha loo yaqaano dharkayn-geenyo oo  ka tirsan gobolka Sool,...

Fanaanada SAHRA KIIN oo soo saartay Muuqaalka Heesta JACAYLKA CUSUB IGA FOGEE oo Jawaab u ah Heesta Maxamed BK ee JACAYLKA CUSUB SOO DHAWEE

SAHRA KIIN oo soo saartay Muuqaalka Heesta JACAYLKA CUSUB IGA FOGEE oo Jawaab u ah Heesta Maxamed BK ee JACAYLKA CUSUB SOO DHAWEE

Komishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada oo ka hadlay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex oo la soo gabo-gabeeyey

Hargeysa (SLpost)- Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka oo todobaadyadii u dambeeyey ka socotay gobolka Maroodijeex, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey, sida lagu sheegay...

SOMALILAND: Tiradii ugu badnayd oo Maanta u fadhiisatay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe/Sare iyo Jewiga Sannad-dugsiyeedkan

HARGEYSA (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sare, ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaan gobollada...

Ururka SOLJA oo ka hadlay Weriyeyaal dhowr maalmood u xidhnaa Maayarka Berbera oo Xorriyaddooda dib u helay

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka hadlay sii-daynta Afar Weriye oo todobaadyadii u dambeeyey xadhig sharci-darro ah ugu xidhnaa Maayarka magaalada...

SOMALILAND: Maxkamad Xukun iyo Ganaax ku ridday Dad iyo Gaadiid ku xad-gudbay Amar Madaxweyne

Baligubale (SLpost)- Maxkamada Gobolka Hawd ayaa maanta Ganaax iyo xukun ku ridday Baabuur iyo Darawalkii waday ka dib markii lagu qabtey 8 Giintaal oo...

Muxuu Guddoomiye Cirro yidhi Heshiiska Dekedda Berbera iyo Dhaliil loogu jeediyey fasiraad uu ka bixiyey Xuska 18 May?

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay maalgeshiga dekedda Berbera oo xukuumaddu dhawaan heshiis kula gashay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img