Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo dib ugu soo celiyay Guleid Ahmed Jama ruqsadiisii qareenimo ee Wasiirka Caddaaladu ka joojiyay

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL wuxuu soo saaray qaraar uu ku tirtirayo go’aan uu Wasiirka Caddaaladu hore ruqsadii qareenimo ugaga joojiyay Gudoomiyaha...

Maxamed Cali: Haldoorkii muslimka iyo halyeygii mareegta feedhka

Mahammed Cali Kalay waxa uu dhashay sannadkii January 17, 1942 . maxamed waxa uu ku dhashay kuna kacaamay yaraantiisii dalka maraykanka. Waxaa uu ahaa...

DAAWO: Xaqiiqada dhabta ah iyo Murugada Xog-warran laga diyaariyey Ehellada dadkii lagu xasuuqay deegaanka Jaamac Dubbad

Halkan ka daawo Xog-warran laga diyaariyey Xaqiiqada Dhabta ah Xasuuqii Ciidamada Itoobiya ka geystay deegaanka Jaamac Dubbad.

DAAWO: Khudbadihii ugu Lahjadda Adkaa ee Qaramada Midoobay (Xogta Dahsoon)‏

Muuqaalkan oo ka mid ah Barnaamij lagu magacaabo Xogta Dahsoon oo uu diyaariyo Weriye Xuseen Kurdi, waxa uu Suxufigu ku soo bandhigayaa qaar ka...

Badhasaabka Badhan oo ka warbixiyey Askari toogasho u geystay Masuul dowladeed

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Badhan Cabdixakiim Cabdiwahaab, ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo askari ka tirsan ciidanka Booliska ee gobolkaasi ku toogtay masuul ka tirsan...

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Dhargeyn-geeyo

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ugu jira Gobolka Sool, ayaa ka hadlay xiisad colaadeed oo ka taagan...

Somaliland iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay Xasuuq loo geystay Dad Shacab ah iyo gabbood-fal lagula kacay Qaranimada JSL

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img