HomeMalleeshiyaad ka soo goostay Maamul-goboleedka Puntland oo Gudaha Somaliland soo galay iyo...

Malleeshiyaad ka soo goostay Maamul-goboleedka Puntland oo Gudaha Somaliland soo galay iyo wada-hadallo u socda Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa la sheegay inay wada hadal toos la furtay Malleeshiyaad hore uga tirsanaa maamul-goboleedka Puntland oo tiradooda lagu qiyaasay 17 askari, kuwaas oo sida la sheegay wata gaadiid dagaal oo gaadhaya 7  tikniko ah iyo hub culus.

Ciidankan oo in badan ka mid ahaa mamulk puntland aay horaantii bishan so gaadhay deegaank Buuraan ee bariga sanaag,halkas oo ay fadhiisin ka samaysteen.

Waxaana ciidanka hogaminaya sarkaal lagu magacaabo Gen Muuse,waxaana wararku tibaaxayaan in xukumadda Somaliland ay wada hadal la furtay sarkaalka wata ciidankan oo sida la sheegay khilaaf xooggani kala dhex-galay maamulka Puntland.

Masuuliyiinta deegaanka Buuraan aya wargeyska Saxansaxo u xaqiijiyay in ciidamadaaasi ay wali ku sugan yihiin meel u dhaw deegaanka Buuraan halkas oo ay fadhiisin ka samaysteen,balse taliyaha ciidankaasi wataa uu soo gaadhay magaalada ceerigaabo isag oo dhawaan wasiiro ka socda maamulka puntland oo u socday ergo ahan u sheegay inaanu ku noqonayn maamulkaas.

Ilaaa hada lama garanayo halka uu marayo wada hadaladii u socday xukumadda Somaliland iyo sarkaalka watay ciidanka, balse xukuumadda somaliland ayaa la filayaaa inay sida ugu dhakhsaha badan u qaramayso ciidamadan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories