Monthly Archives: December, 2016

spot_imgspot_img

Ruushka Oo Diiday In Uu Tarxiilo Diblomasiyiint Maraykan Ah Ee Dalkiisa Ku Sugan

(SL.Post) Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa gelinkii danbe ee Jimacihii shalay ku dhawaaqey in aanu dalka ka saareyn Diblomaasiyiinta Maraykanka, taas oo la...

“Axmed Muumin Seed Khiyaamo Ayaa Ku Dhacday, Kagamay Dhicin WADDANI Waa La Garanayaa” Prof: Geedoole

(SL.Post) Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Beeraha iyo Waxbarashada Prof: Faarax Cilmi Geedoole  oo hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani,ahna Siyaasi ka soo...

Ujeedada Kulan Guddid Doorashooyinku Iskugu Yeedhayo Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi

(SL.Post) Guddida doorashooyinka qaranka, ayaa kulan toddobaadkan isugu yeedhaya saddexda Guddoomiye xisbi qaran oo sidoo kale ah saddexda murashax ee KULMIYE, Waddani iyo UCID. Guddida...

“Waxaynu Xisbiyada U Samaysanay Inaynu Kaga Maarano In Reer Walba Dhiniciisa Goosto” Sheekh Aadan Siiro

(SL.Post) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni...

Cirro iyo Muuse Mid ba Halbaa Seegay W/Q: Dr. Mustafe Kaydsane

Adeer "Gar waa loo wada Islaam e" 1) Cirro halbaa seegay: waxay ahayd in uu ku dherersado Marxuum Cigaal oo uu yidhaahdo " Cigaal dalka...

“Maalintaan Hore U Soo Fadhiisto Waxaan Noqon Doonaa Afhayeenka Muuse Biixi” Cali-guray

(SL.Post( Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ku dhawaaqay xil cusub oo uu ka qaban doono xisbul xaakimka Kulmiye oo...

Cali Khaliif Oo Sharuud Ku Xidhay Heshiis Ay La Galaan Xukuumadda Somaliland

(SL.Post) Prof Cali Khaliif Galeydh waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay heshiis ay la galaan Xukuumadda Somaliland, waxaanu soo bandhigay shuruudo xambaarsan waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img