Xulashada Asqawday! – W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar
Madaxweyne Siilaanyo 2010 wuxu soo dhisay dawladdii ugu tayada badnayd, uguna koobnayd. Laakiin marba marka ka dambaysa tiradu way sii kordhaysay, tayaduna way sii lumaysay....
Xildhibaan Qabile Oo Eedo U Jeediyey Guddida Doorashooyinka
(SL.Post) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa u gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan...
“Waxa Cad Raadkii Muuse Biixi Uu Jidgooyada U Galay Madaxweyne Siilaanyo , Waxaana Qoyan Hagar-daamooyinkii Uu Dalka U Geystay ” Musharax Ciro
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha xisbiga tallada haya...
Nin Ka Warramay Dooni Degtay Oo Uu Ka Badbaaday
(SL.Post) Maxame-Gurey oo ka mid ah 9 Qof oo ka badbaaday Dooni 19-kii bishan ku degtay Badda u dhexeysa Cumaan Iyo Puntland, ayaa ka...
COODANLE: Shan Qof Oo Xanuunka Shubanka U Geeriyooday Iyo Xog-warranka Maamulka
(SL.Post) Inta la ogyahay Shan Qof-baa Xanuunnada Shubanka Iyo Oog-wareenka oo is-barkan ugu Geeriyooday Tuulada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland. Tuulada Coodanle oo ka...
Cabashada Dadweynaha Laga Soo Eryayo Caruurtoodii Iskuulada Iyo Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Hadlay
(SL.Post) Daawo: Cabashada Dadweynaha Laga Soo eryaayo Caruurtoodii Iskuuladii ay Tayeen laguna Xidhay Lacag ay Bixiyaan Iyo Wasiirka Tacliinta Oo Sheegay in aany jirin...
Taliska Booliska Oo Beeniyay In KULMIYE Xilal U Magacaabay Xubno Boolis Ah
(SL.Post) Xisbiga Waddani ayaa xisbiga KULMIYE ku eedeeyay inuu xubno ka tirsan ciidanka Booliska u magacaabay ololaha xisbiga ee magaalada Hargeysa, iyagoo soo bandhigay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

