HomeRuushka Oo Diiday In Uu Tarxiilo Diblomasiyiint Maraykan Ah Ee Dalkiisa Ku...

Ruushka Oo Diiday In Uu Tarxiilo Diblomasiyiint Maraykan Ah Ee Dalkiisa Ku Sugan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa gelinkii danbe ee Jimacihii shalay ku dhawaaqey in aanu dalka ka saareyn Diblomaasiyiinta Maraykanka, taas oo la filaayey in uu jawaab uga dhigaayo go’aankii Marayanku maali ka hor gaadhey ee 35 Diblomaasi oo Ruush ah loo qabtey72 saac in ay kaga baxaan Maraykanka.

 

vladimir_putin-6

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey go’ aanka Maraykanka, waxayna shalay jimcihii ku dhawaaqeen inay iyaguna dhankooda Tarxiilayaan 35 Diblumaasi oo Maraykan ah oo ku sugan Safaarada iyo Qunsuliyada ay ku leeyihiin Ruushka.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ruushka Sergei Lavrov oo maalintii shalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin in Ruushka uu wax lug ah ku lahaa farogelinta doorashooyinkii ka dhacay dalka Maraykanka, arrintaasi oo uu sheegay inaan wax caddeyn ah loo heyn. Lavrov ayaa sheegay in talada ah Tarxiilada Diblumasiyiinta Maraykanka ay u gudbiyeen Madaxtooyada Mascow si uu ansixiyo Madaxweyne Putin.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka soo horjeestey codsiga Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda, waxaana uu rajo ka qabaa marka uu xilka la wareego Trump in xidhiidhka labada dal si caadi ah ku soo noqdo.

Ma dooneynyno in aan dhibaateeyno Diblomaasiyiinka Maraykanka, mid kamid ahna ma tarxiileyno ayuu yidhi Putin.

Cunno qabateynta cusub iyo tarxilka Danjirayaasha aya timid kadib markii 17 hay’adood oo Maraykanku lee yahay oo ka shaqeeya arrimaha sirdoonka ay isku raaceen in Ruushku isku dayey in uu farogeliyo doorashada Maraykanka, oo ay masuul ka ahaayeen xogtii laga xadey Xisbiga Dimoqraadiga, ee loo gudbiyey Wikileaks.

Madaxweynaha la doortey ee Maraykanka Donald Trump ayey ku adkaan doontaa in uu ka noqdo go’aanka Madaxweynaha xilka ka degaayo gaarey maadaama go’aankan ay taageersan yihiin labada aqal ee Maraykanka oo uu ka doonaayo in ay meel mariyaan golihiisa wasiirada oo uu ku jiro Wasiirka uu u magacaabey Arrimaha Diabdda Mr. Rex Tillerson ee Putin horey u siiyey biladda saaxiibtimimada Ruushka.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories