Monthly Archives: December, 2016

spot_imgspot_img

Shir Lagaga Hadlayey Dib U Habaynta Garsoorka iyo Cadaalada Oo Hargeysa Lagu Qabtay

(SL.Post) Shirkan lagu darsayay dib u habaynta Cadaalada iyo Garsoorka waxa ka soo qayb-galay Wasiirka Cadaalada Axmed Faarax  Cadare, Guddoomiyaha Maxkamadda sare Prof: Aadan...

Garabkii Jamaal Cali Xuseen Hoggaamin Jiray Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Ku Biiri-doonan Xisbiga WADDANI

(SL.Post) Garabkii xisbiga UCID ee uu hoggaamin jiray Jamaal Cali Xuseen oo dhawaan shaaciyey in ay ku biiri doonan xisbiga WADDANI ayaa iyagoo warbaahinta...

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Digay Saldhiga Milatari Ee La Sheegay Inay Xukuumaddu Imaraadka Heshiiska Kula Gashay Madaarka Berbera

(SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, isla markaana laga soo doortay gobalka Saaxil waxaa uu si adag...

“KULMIYE Waxa Uu Bilaabay In Qaran-nimadii Somaliland Olole Ka Dhigto” Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI

(SL.Post) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa xisbiga tallada haya ee KULMIYE iyo Xukuumadda ku eedeeyey inay bilaabeen...

Ciidamada Amaanka Oo Hawl-gallo Ay Ka Fuliyeen Berbera Iyo Hargeysa Dad Ku Qab-Qabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay

(SL.Post) Wasiirka arrimaha gudaha somaliland mudane Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka hadlay dad lagu tuhunsan yahay falal amni daro oo ciidamada gaarka u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img