Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dhallinyaro iyo Aqoonyahan ka soo Jeeda Bariga Sanaag oo cududdooda ku biiriyey
Hargeysa (SLpost)-Hoggaanka xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey aqoonyahan ka mid ah kuwa jaamacadaha iyo dhallinyaro kasoo jeeda bariga gobolka Sanaag...
Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Guddi 5 Xubnood Ah Oo Wada-hadal La Furaya KULMIYE Iyo WADDANI
(SL.Pots) Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la furi doonta xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Jamaal Cali...
Maareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo Xilka Uu Doonayo Inuu Qabto
Hargeysa (SL.Post) Maareeye-xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, isagoo haya xilkii. Mustafe Qodax, oo isagoo...
Daawo: Gudoomiyihii hore ee Baanka Somalia oo sheegtay in la musuqo Lacagaha lagu caawiyo Somalia iyo Somaliland
Daawo: (slpost) Yusur Abraar Gudoomiyihii hore ee Baanka Somalia ee is casishay oo fashilisay halka la geeyo Lacagta qara-madamidow ku caawiyaan Somalia iyo Somaliland https://youtu.be/nIczXmvdNKY
Daawo Telefeeshinka Al-Jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyay Abaarta Baahsan Ee Ka Jirta Deegaanada Somaliland
Hargeysa (slpost) Nov.182016-Telefeeshinka caalamiga ah ee Al-Jazeera oo warbixin ka diyaariyay dadka ay abaarta xoogani ku saameysay deegaanada bariga Somaliland. https://youtu.be/TYbnkfC6dGE
Baarlamaanka Yurub Oo ka dooday Aqoosiga Somaliland
18.11.2016 Brussels (Slpost)-Baarlamaanka Yurub ayaa lagu dhaliilay inuu ku ceebaysan yahay ka hadal la’aantooda aqoonsiga Somaliland iyo in dal madaxbanaan loo aqoonsado, sida lagu...
“Qofka laba Goor Umaddu cod siin wayday inuu isqiimeeyo weeye,Musrashaxanimada faysal-na waa Qandaraas meel kale ka socda” Xuseen Axmed caydiid
Hargeysa (Somalilandpost)-Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay khilaafka UCID, Arrinka Axmed Muumin Seed iyo Murashaxnimada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

