HomeMaareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo...

Maareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo Xilka Uu Doonayo Inuu Qabto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Maareeye-xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, isagoo haya xilkii.

hqdefault-1

Mustafe Qodax, oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ku sugan u waramay wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay, wuxuu xaqiijiyay inuu Muqdisho u tagay ka mid noqoshada baarlamaanka Somaliya, gaar ahaan aqalka sare, “Haa, waxaan joogaa Muqdisho oo aan tagay, waxaanan galayaa aqalka sare ee baarlamaanka Somaliya. Somaliland waan u maqanahay oo halkaas ayaan uga soo shaqaynayaa, waayo Somaliland wax badan ayay u baahantahay inay halkan [Somaliya] ka qabato.” ayuu yidhi Mustafe Qodax oo u waramay geeska Afrika, isagoo intaas raaciyay, “Waxaan halkan mahadcelin uga dirayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo aanu wakhtigii KULMIYE iyo imika oo uu madaxweynaha Somaliland yahayba soo wada shaqaynay.”

Mustafe Qodax, ayaa Xamar tagay isagoo aan iska casilin xilkii uu hayay ee maareeye-xigeenka telefishanka qaranka, waxaanu hore xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo uga soo qabtay jagada agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha, isagoo ka mid ahaa dhallinyaradii wax baratay ee la jaan qaaday xukuumadda madaxweyne Siilaanyo.

Wuxuu noqonayaa masuulkii saddexaad ee ka tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee ka dega Somaliya. Agaasimihii guud ee Wasaaradda Maaliyadda Jaamac-oday iyo garyaqaankii guud ee qaranka Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa hore ugu biiray dawladda Somaliya.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories