Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

Maxaa La Gudboon Jamaal Cali Xuseen? – W/Q: Liban Ismail Burale

Jamaal Cali Xuseen maanta waayo arag wuu u noqday siyaasadda soomaaliland, waxa kale oo wuu khabiir maanta ku yahay qaybaha bulshadeena iyo inta hor...

Nolol La Xasuusto – Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 5aad

“Xabiibkaan ku dhaartee, xoriyad helnayaa Ninba xeeladiisa ku xoogsanayaa” Xaaji Khaliif Sheekh Xasan Heestan uu qaadi jiray Xaaji Khaliif Sheekh Xasan, waxa ku habboonayd inuu yidhaahdo mindhaa:...

Shabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad Habeen hore lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Shahaado-Sharafyo lagu Guddoonsiiyey Dadkii ka qayb-qaatay Hirgelinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada...

Xildhibaan Axmed Kijaandhe oo dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibadda somaliland

Xildhibaan Axmed  Kijaandhe ayaa dhaliilay siyaasada Arimaha dibadada Somaliland, wuxuna ku tilmaamay Dr sacad cali siyaasadii wasaarada in uu kaligii boors ku qaatay. https://youtu.be/KYW_I3ip8Qk

Daawo La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Oo walaac ka muujiyey In ay Dalka Ka Dhacdo Doorashada Madaxtooyada wakhtigii loo mudeeyey.

Daawo La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Oo walaac ka muujiyey In ay Dalka Ka Dhacdo Doorashada Madaxtooyada wakhtigii loo mudeeyey. https://youtu.be/txQFly_wZRU

Daawo:Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Eedaymo culus u jeediyey Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cyaaraha

(Slpost) Xildhibaan Xasan cawaale oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada kana mida ah xisbiga kulmiye ayaa dhaliilo culus u  jeediyey wasiirka ciyaaraha Somaliland, isagoo...

Guddoomiyaha Golayaasha Deeganka Somaliland – Qore: Abokor Omar Osman

Berbera waa magaalo kamida magaaloyinka ugu mihiimsan Somaliland , Qarniyadii hore waxay ahay magaaladda Berbera qayb ka mid ah silsilad magaalooyinka dekedda ganacsi oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img