Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

Maamullo is Dabraya – Qaybtii 1aad – W/Q: Guleed-Ayaanle Axmed Cumar

Isma doorin gaalkaan diriyo daarta kii galaye Dusha midabka soomaalibaad dugulka mooddaaye Misna laguma diirsade qalbigu waadirkii Karal'e Axmed Ismaaciil Diiriye Qaasim (Xidigtii Dagaara 1964)   Gogol-dhig Hab-nololeedka bulsho bar...

Wasaaradda Waxbarashada oo Ardayda Dugsiyada iyo Jaamacadaha ugu baaqday inay ka qaybqataan Taakulaynta Abaaraha

Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa ardayda wax ka barata Dugsiyada H/Dhexe & Sare iyo kuwa wax ka barta Jaamacadaha...

Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Mooshin Uu U Gudbiyey Shirguddoonka

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Bashiir Shekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka war-bixiyey ujeedada mooshin uu gudbiyay Shirguddoonka Golaha...

DAAWO: Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xukun 8 sanno Ku Riday Hooyo Dishay Wiil Yar Oo Ay Dhashay

DAAWO: Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xukun 8 sanno Ku Riday Hooyo Dishay Wiil Yar Oo Ay Dhashay DAAWO: Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xukun 8 sanno Ku Riday Hooyo Dishay Wiil Yar Oo Ay Dhashay DAAWO: Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xukun 8 sanno Ku Riday Hooyo Dishay Wiil Yar Oo Ay Dhashay

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Wasiiro Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Hargeysa (SL.Post) Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland oo uu Shirguddoominayey Guddoomiyaha Golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),  waxay mudanayaashu cod gacan taag ah ku...

Wafti uu hogaaminayo Madaxwayne Axmed silaanyo oo safar ugu baxay gobollada bariga somaliland

   Halkan ka Daawo (slpost) Wafti uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta safar ugu ambo baxaan gobollada bariga Somaliland halkaasi oo  ay...

Xildhibaano Ka Hadlay In Abaarta Darteed Dib U Dhac Ku Iman Karo Doorashooyinka

(SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan in abaarta dalka ka jirtaa keeni...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img