Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

‘Marka Uu Muuse Biixi Haakah Yidhaahdo!! – Qalinkii Khadar Hassan H. Ahmed

Marka laga hadlayo halganka iyo sooyaalka siyaasadeed ee Cabdicasiis Maxamed Samaale waa taariikh inta badan laga wada war qabo balse waxaan si yar oo...

Golaha Wakiillada oo Nus Bilyan SLSH ah ku wareejiyey Guddiga Heer Qaran ee Abaaraha

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa qaddar lacageed oo dhan Nus Bilyan Shilin oo ay mushaharkooda ka jareen ku wareejiyey guddida Taakuleynta Abaaraha ka...

MASHAARIICA BOARDING SKUUL LAGA HIR-GELINAAYO DEGMADA RIYO XIDHO, HORUMARINTA BULSHADA IYO DEEGAANKA

HINDISAADA  ISKU FILNAASHAHA IYO XILKASNIMO. Mashaariic is daba joogta oo lagu hormarinayo Awoodda, caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo dhaqaale degmada Riyo Xidho ee gobolka togdheer. Deg-mada Riyo-Xidho...

Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? (Xogta Dahsoon)

Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku  ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu...

KULMIYE oo WADDANI ku eedeeyey Dacaayad iyo Quudhsi ka dhan ah Shuruucda dalka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka hoggaamiya ee Kulmiye, ayaa jawaab ka bixiyey dhawaaq xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI kaga dar-daarwariyey natiijada doorashada madaxtooyada ee...

Wararkii u dambeeyey Socdaal Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo ugu kuur-galayaan Baaxadda Abaarta ka jirta gobollada Bari iyo Jewigii Qaabilaadda Shacabka(SAWIRRO)

Burco (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa socdaal uu xaaladda ugu kuur-galayo maanta ku maray deegaamo ka tirsan gobollada Bari...

SOMALILAND: A DE FACTO STATE – by Nimo Osman Abdi

In May 1991, Somaliland emerged as a self-declared independent state in the aftermath of the failure and subsequent collapse of Siyad Barre’s Somalia. Although...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img