Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

DAAWO Xildhibaan Cali Barre oo Jawaab ka bixiyey Eedo Xisbiga KULMIYE loogu jeediyey inay is hor-taageen Mooshin ka dhan ah Ansixinta gobolnimada Gabiley

Hargeysa (slpost) Xildhibaan Cali bari oo ka tirsan mudanayasha golaha wakiilada Somaliland,ayaa shir jaraa,id oo  uu ku qabtay magaalada Hargeysa kaga Hadley, mooshin ku...

GARNAQSI MADAXWAYNE: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Madaxmeyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa soo hordhigay golaha baarlamaanka Somaliland 17kii Diisember 1997kiiis-casilaad.Sida dastuurku dhigayo fadhigu wuxu ahaa mid wada jir ah oo...

Guddoomiiye Muuse Biixi oo Magacaabay Hoggaanka Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee KULMIYE iyo Magacyada 16 Xubnood oo loo xushay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna murashaxa madaxweynaha, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Garabka Dhalinyarada heer Qaran ee Xisbigaas, kuwaas oo ka kooban 16...

DAAWO: Khudbado Guddoomiyaha KULMIYE ka jeediyey OODWEYNE iyo XAAXI

Oodweyne (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ahna murashaxa madaxweynaha Md Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah wefti uu hoggaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo socdaal ay...

Laba Ka mid ah Shirkadaha Caalamiga ah ee Farsameeya Gaadiidka Oo Heshiis Ku Dhexmaray Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-   Magaalada Hargeysa waxa uu heshiis wada shaqayneed ku dhexmaray labada shirkadood ee Toyota S3 iyo Sino Truck. Kulankan oo maanta ka qabsoomay...

Maamullo is Dabraya – Qaybtii 2aad – W/Q: Guleed-Ayaanle Axmed Cumar

Qormadan oo ah qormadii labaad, qormooyin taxane ah oo aan kaga hadlayno nidaamada is dabraya ee haysta Soomaaliland iyo guud ahaan ba ummadda afka...

Garoonka Diyaaradaha ee Denver, Albaabkii Jaxiima (Xogta Dahsoon)

Barnaamijkeenan Xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa macluumaadka hoose ee inagaga dahsoon garoonkaa diyaaradaha ee caalamiga ah ee Denver ee Gobolka Colorado ee Wadanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img