HomeLaba Ka mid ah Shirkadaha Caalamiga ah ee Farsameeya Gaadiidka Oo Heshiis...

Laba Ka mid ah Shirkadaha Caalamiga ah ee Farsameeya Gaadiidka Oo Heshiis Ku Dhexmaray Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-   Magaalada Hargeysa waxa uu heshiis wada shaqayneed ku dhexmaray labada shirkadood ee Toyota S3 iyo Sino Truck. Kulankan oo maanta ka qabsoomay Xarunta Shirkada Toyota s3, waxa goob joog ka ahaa masuuliyiinta labada shirkadood oo isugu jira muwadiniin iyo Ajaanib.

Sino Truck oo ah shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha, soona saarta  gaadiidka Xamuulka ah oo Xarunteeda qaaradda Afrika ku taalo magaalada Nairobi, ayaa markii u horaysay xarun ka furanaysa Somaliland iyada oo ay wakiil ka tahay shirkada kale ee Gaadiidka Toyota S3 qaybteeda Somaliland.

china-1Ugu horayntii, waxa kulankaasi hadal ka jeediyay Guddoomiyaha Qaaradda Africa u qaabilsan shirkadda Sino Truck, Qin Yang iyo Madaxa Iibka ee Africa Mr Zhang Yuzong, waxanay sheegeen in Shirkadoodu tahay mid heer Caalamiya Sanadihii u danbeeyayna siwayn kor ugu qaaday Suqeeda Africa, iyada oo wadamada ugu badan ku leh Xarumo halka ay kuwa kalena ku leeyhiin wakiilo iyaga metala.

Guddoomiyaha Nino Truck ee Africa oo ugu horayn halkaasi ka hadlay waxa ka mid ahaa hadaladisii “Shirkadayadu waa mid caalamiya xaruma badana ka furatay Africa, waxa aanu kaga duwanahay shirkadaha kale waa shaqadii lagaga qabanayay wakalada debeda oo aad mid walba ka helayso xarunteeda iyada oo baaburta aad u dirsataana ay si toosa kugu imanayaan waxanay kugu adeegaysa qimaha ugu macquulsan, fariinta aan Somaliland shacabkeeda u dirayana waa in aanu u balan qaadno adeeg dhamaystiran oo ay ka helayaan xaruntayada halkan oo ay wakiil noga tahay shirkada Toyota S3”.

china-2Guddoomiyaha Shirkada Toyota S3, ee Somaliland Cismaan Axmed Cismaan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Shirkadani wax wayn ka tari doonto gaadiid cusub oo la helo halka markii hore ganacsatadu debeda ka soo iibsan jireen gaadiid la soo isticmaalay hadaladisiina waxa ka mid ahaa “ shirkadan waa mid Caalamiya waxanay xafiisyo badan ku leedahay Africa, Somaliland-na waxa ay ka mid noqonaysa wadamada ay ka shaqayso shirkadani halkan waxa ay ganacsadu ka helayaan gaadiidkii oo toos uga soo degaaya Wakaaladii Samaysay Baaburta ay samayso shirkadani waxa kamida Baaburta Xamuulka sida iska Rogooyika, Booyadaha, Wiishashka,Dhaynayaasha, iyo Baaburta waawayn nooc kasta, waxa kale oo aan intaas ku dari laha hore waxa u jiray Baabuur xamuula oo ganacsatadu ka soo iibsatay Sino Truck, oo qarood ay wayeen Fufurkoodii marka waxan ugu busharaynaya in halkan ay ka helidoonan nooc kasta oo alaabta SINO TRUCK, iyada oo shaqaaleheena halkaas lagayn doono oo la inoogu soo tabobari doono” ayuu yidhi Guddoomiyaha Shirkadda Toyota S3, ee Somaliland Cismaan Axmed Cismaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories