Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

“Markii Ceeb kale lay waayey, ayaa la leeyahay Muuse ayuu Dhisayaa… Waar ma anigaa nin Muuse dhisaya ah….!”

"Obama Maaha Role-modelkayga, Cumar bin Khadaab (RC) ayaan Jeclahay inaan ku deydo...Waxaan doonayaa Hoggaan aan Jannada Ku galo ee ma rabo mid aan Cadaabta...

19-kii November 1989: 27 Sanno ka hor iyo Sooyaalkii Taariikhda Kornayl Jidhif Ee jidkii nabadda Somaliland

Hargeysa ( Slpost.net)-  Kornayl maxamed xasan( Jidhif ) oo ka sheekeyey Taariikh uu  u soo joogay 27sannadood ka hor waxay ahayd maalintii la furey...

Golaha Guurtida Somaliland oo Lacag dhan $70,000 ku Wareejiyey Guddida Taakuleynta Abaaraha

Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa gudidda Abaaraha ku wareejiey lacag gaadhaysa Nusmalyuun iyo badh lacagta lacagta shilinka Somaliland oo u dhiganta 70.000 lacagta maraykanka...

HAMBALYO MEHER WACAN: Cumar Cabdinaasir Kulmiye iyo Saado Yuusuf Cali

Hooyo Faadumo Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda Hooyo Saynab Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda Hooyo Hodan Cumar Faarax Iyo Caruurteeda Hooyo Foosiya Cismaan Cigaal Iyo Caruurteeda Aabo Mursal Cismaan Cigaal...

Somaliland Oo sheegtay in ay joojisay Qaxoontiga ka yimaadda Dalka Yeman

Hargeysa (Slpost.net)- Dawladda Somaliland,  ayaa dalkeeda ka mamuucday inay soo galaan qaxoontiga ka  soo cararaya dagaaladda ka socda dalka Yeman, tallaabadaasi  ayaa dambaysay ka...

Maxaa ka jira in Guddoomiyaha Garabka Toosinta WADDANI xil looga magacaabayo Xukuumadda KULMIYE?

Hargeysa (slpost.net)  Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Xisbiga WADDANI oo hoggaanka Xisbigaasi ay dhawaan ka xayuubiyeen xubinimaddii iyo xilkii uu u yahay Xisbigaasi sida oo...

Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo shaaciyey in uu ku biirayo Saaxadda Siyaasadda Somaliland

 Hargeysa  (sl post) Aqooyahan Maxamed cali bile oo shaaciyey inuu ku soo biiray siyaasiyiinta somaliland waxanu ku dooday in uu leeyahay khibrad dheeraada oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img