Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirkii Hore Ee Hawlaha Guud Oo Xukuumadad Ku Dhaliilay Sababta Ay Uga Aamustay Dhawaaqii Jeneral Galaal

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii iska casilay xilka Wasiirnimo haddana ka mid ah masuuliyiinta...

Somaliland Oo Kililka Shanaad Ee Itoobiya Ku Wareejisay Askar Liyuu Boolis Ah Oo Xadka Soo Galay

Hargeysa (SL.Post) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku wareejiyay shan askari oo ka tirsan ciidanka Liyuu...

Raxmada ALLE Oo Ku Hoortay Deegaano Somaliland Ka Tirsan

Hargeysa (SL.Post) Roobabkii dayrta ayaa deegaano ka tirsan Somaliland ka curtay. Deegaanadan oo ku teedsan gobalka Maroodi-jeex ayaa meelo ka mid ah waxa uu ALLE...

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Suuqa Beerta Ee Magalada Muqdisho

November 26 (Slpost.net)— Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay degmada Waabari, gaar ahaan Suuq Beerta, iyadoo...

Ingiriiska Oo Sanadkan Gudihiisa Dawlada Digniintii Shanaad Usoo Jeedisay muwaadiniinteeda Ku Sugan Somaliland Iyo Somaliya

Hargeysa (Slpost.net)- Wasaaradda arimaha dibada iyo dalalka barwaaqo sooranka dalka ingiriiska ayaa uga digey muwaadiniintooda ku nool Somaliland iyo somaliya inay si dhakhso ah...

Daawo: Musharax Muuse Biixi Oo khudbad la xidhiidha Qaranimada Somaliland u jeediyey Bulshada Degmadda Xudun

Hargeysa( Slpost.net) Musharax Muuse Biixi Oo khudbad la xidhiidha Qaranimada Somaliland u jeediyey  Bulshada Degmadda Xudun Halkan hoose ka Daawo khubdada gudoomiye muuse biixi https://youtu.be/Hv9q9WeA7L0

Xisbiga waddani Oo biyo gaadhsiiyey dadka ay Abaartu ku saamaysay Bariga Sanaag

Xisbiga waddani Oo biyo gaadhsiiyey dadka ay Abaartu ku saamaysay bariga Sanaag Halkan hoose ka Daawo: https://youtu.be/2Gr-UT7BcLE

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img