Monthly Archives: November, 2016

spot_imgspot_img

Waftigii Madaxweynaha Soomaliland Axmed Silaanyo Oo Soo Gaadhay Magaladda Caynaba iyo soo noqoshada socdaalkii Gobolada Bari

Hargeysa (Slpost.net) Madaxweynaha Soomaliland Mudane Axmed Silaanyo Oo Soo Gaadhay Magalooliyinka Caynaba iyo War,idaad, soo noqoshada socdaalkii Gobolada Bari ,waxanay wafdiga Madaxwaynahu warbixi ka...

Shirkii Maayaradda Dawladaha hoose Ee Soomaliland Oo Burco ka Furmay

Hargeysa (Slpost.net)- Shirkii Maayaradda Dawladaha hoose Ee soomaliland Oo Burco ka Furmay iyo Qodobada laga sugayo in ay ka wadadahadlaan maayarada ka soo qayb...

Tartanka Fool-Xumadda Aduunka OoLagu kala Guulaystay Iyo Ninka Doorkan Loo Caleemo Saaray Fool Xumada Dadka

Hargeysa (Slpost)- Tartanka Fool xumada adduunka oo sannad walba laga xuso dalka Zimbabwe ee qaaradda Afrika si weyna dalkaasi looga xiiseeyo ama looga sugo...

Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Hakiyey Wada-hadaladii Ay La Fureen Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (SL.Post) Garabkii  xisbiga UCID ee hoggaaminayey Jamaal  Cali Xuseen oo hore wada-hadalada ula furay xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa sheegay inay wada-hadalkaasi...

Hoggaamiyihii Hore Ee Cuba Fidel Castro Oo Geeriyooday

(SL.Post) Hoggaamiyihii hore ee dalka shuuciga ah ee Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday xalay wakhti dambe. Castro ayaa da'diisu ahayd 90 sanno jir. Talefishinka qaranka...

“Aniga, Turkiga Iskuma Wanaagsanin, Marnaba Isku Si Ulama Dhaqmo Dhexna Uma Aha Somaliland Iyo Somalia” Warancade

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, ayaa dawladda Turkiga ku tilmaamay mid aan marna dhexdhexaad ka ahayn wada hadalada Somaliland...

DAAWO XuKuumadda Somaliland Oo Faahfahin ka Bixisay Ciidamo Luyuu Police ah Oo soo galay xuduudda Somlaliland

Hargeysa9 Slpost.net) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku wareejiyay shan askari oo ka tirsan ciidanka Liyuu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img