HomeSomaliland Oo Kililka Shanaad Ee Itoobiya Ku Wareejisay Askar Liyuu Boolis Ah...

Somaliland Oo Kililka Shanaad Ee Itoobiya Ku Wareejisay Askar Liyuu Boolis Ah Oo Xadka Soo Galay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku wareejiyay shan askari oo ka tirsan ciidanka Liyuu Booliska ee dawladaas iyo laba qof oo kale oo midi ahaa darawalkii Liyuuga u waday baabuurka.

Ciidamada Booliska, ayaa ciidamada Liyuu Booliska oo watay baabuur ah nooca loo yaqaano 1H, waxay ka soo qabteen xuduudka Koonfurta gobalka madoori-jeex  ka dib markii sida lay sheegay ay ciidankani ku soo gudbeen xuduudka Somaliland. Kooxdan Liyuu Booliska ayaa sheegay inay si khalad ah uga soo gudbeen xadka Somaliland, waxaana loo soo dhaadhiciyay caasimadda Hargeysa.

Hase yeeshee, wada hadal ka dib saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa shalay casarkii saraakiil ka tirsan ciidanka Liyuu Booliska ee degmada Wajaale ku wareejiyay askartii ay qabteen iyo baabuurkii ay wateen, waxaanay talaabadani ka mid tahay wada shaqaynta ka dhaxaysa dawladda Somaliland iyo dawladda Itoobiya.

 

Somalilandpopst.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories