Salaadiin Cabdiraxmaan Cirro Ku Eedeeyay Inuu Cid Gaar Ah Ku Wareejiyey Dhaxalkii Uu Beesha Balli-Gubadle U Ballanqaaday
Hargeysa (SL.Post) Madax-dhaqameedka Beesha Gobolka Hawd Ayaa Ka Digay Cidhib xumada ka dhalan karta in la marin habaabiyo qaraarkii uu guddoomiye Cirro ku wareejiyey...
Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Aqoonyahano Iyo Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo Ku Soo Biiray (SAWIRRO)
(SL.Post) Hoggaanka xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey aqoonyahanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo kusoo biiray, xisbiga KULMIYE, kuwaas oo kasoo jeeda deegaannada Go’da weyn...
“Siilaanyo Fariid-buu Wax U Dhiibaa, Waxaana Markhaati U Ah Inuu Hoggaamiyeyaashii Somaliland Muuse Biixi Kala Soo Baxay”
London (SL.Post) Kanadiid Cabdiraxmaan oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee UK , khudbad uu ka jeediyay kulan Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha xisbiga...
Dagaal Mar Kale Gaalkacayo Ku Dhex-maray Ciidamada Puntland Iyo Galmudug
(SL.Post) Dagaalo ayaa la soo sheegayaa iney goor dhoweyd dib uga qarxeen galbeedka magaalada Gaalkacyo oo ay isku hor fadhiyeen maalmahanba ciidamo kala taabacsan...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Sharaxay Qaabka Shaqo Loogu Abuuri Karo Dhalinyarada Somaliland
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal hadda ku jooga dalka Ingiriiska ayaa...
“Annaga Waxa Na Haysata Dhibaato Ah, Waxa Nala Leeyahay Waxaad Ka Timaaddeen Somaliland” Xuseen Carab Ciise
(SL.Post) Xuseen Carab Ciise oo ah Siyaasi ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan Mabda’a Midnimada Soomaaliya, ayaa sheegay in Doorashada Xubnaha Somaliland uga qayb-galaya...
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Kacdoonada Ka Socda Itoobiya
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa ka hadlay qalalaasaha iyo kacdoonada ka socda dalka Somaliland la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

