HomeDagaal Mar Kale Gaalkacayo Ku Dhex-maray Ciidamada Puntland Iyo Galmudug

Dagaal Mar Kale Gaalkacayo Ku Dhex-maray Ciidamada Puntland Iyo Galmudug

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Dagaalo ayaa la soo sheegayaa iney goor dhoweyd  dib uga qarxeen galbeedka magaalada Gaalkacyo oo ay isku hor fadhiyeen maalmahanba ciidamo kala taabacsan maamulada Galmudug iyo Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu dib u qarxay markii maamulka Puntland uu maanta dib u bilaabay dhismaha Maxjar loogu talo galay Xoolaha oo galbeedka magaaladaas laga dhisayo, kaasoo dhulka laga dhisayo muran xoogan uu ka taagan yahay.

Daryanka madaafiic iyo rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa galbeedka magaalada kuwaasoo ay isweydaarsanayaan ciidamada halkaas isaga soo horjeeda sida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugan magaalada.

Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo daba socda dagaalo dhowr jeer maalmihii la soo dhaafay halkaas ugu dhexmaray labada dhinac kuwaasoo ugu yaraan 10 ruux ay ku dhinteen, qaar kale oo badana ku dhaawacmeen.

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa kacsan iyadoo shacabkii degenaa intiisa badan ay magaalada ka barakaceen maalmihii la soo dhaafay, waxaana guul daro ku dhamaatay waan-waan ay wadeen odayaal ka tirsan labada dhinac oo la doonayey in xabada lagu joojiyo.

 

Somalilandpost.net

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories