Maxaad Ka Taqaanaa Goobaha Ugu Kulaylka Badan Dunida
(SL.Post) Meelaha kulaylkoodu sareeyo waxaa ka mid ah Deegaanka daluul ee Dalka Itoobiya oo ah iyadoo gaadhay heerkulkii ugu sareeyey ee sanadihii 1960 ilaa...
Madaxweyne Afrikaan Ah Oo La Waayay Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay
(SL.Post) Madaxweynaha waddanka Malawi Peter Mutharika ayaan wali la hayn meel uu ku sugan yahay oo rasmi ah oo laga war hayo kadib markii...
“Imaaraadka Carabtu Waxay Madaxwaynaha Waydiisteen Inay Saldhig Ka Samaystaan Berbera” Wasiirka Duulista iyo Hawada
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo, ayaa sheegay in dawladda Imaaraadka carabtu ay Xukuumadda Somaliland ka dalbadeen in Saldhig...
“Madaxweynuhu Wuu Degan Yahay Ingiriiska, Marti Qaad Rasmiyana Muu Helin…” Xildhibaan Xoog
Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamc (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay...
Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadashay Cudurka Jadeecada Oo Ka Dillaacay Gobolka Saaxil
Hargeysa (SL.Post) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Saleebaan Jaamac Diiriye iyo isku-duwaha Caafimaadka ee Gobolka Saaxil Dr. Cabdirixiim Ducaale Cajab, ayaa ka warbixiyey...
DAAWO Daah-furka Buug loogu wan-qalay DAAWADA NOLOSHA oo lagu qabtay magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Waxa habeenkii xalay magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay buug loogu wan-qalay DAAWADA NOLOSHA, kaas oo uu qoray Hal-abuur...
Musharax Jamaal Cali Xussen Oo Ku Dhawaaqey Cida U Noqoneysa Musharax Madaxweyne Ku Xigeen
Hargeysa (SL.Post) Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Musharax Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay in cida u noqoneysa musharaxa Nadaxweyne...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

