Monthly Archives: October, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Ku Xidhan Burco

Burco (SL.Post) Gudodomiyaha Gobalka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo ayaa waxa uu  ka hadley saxafi Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) oo in muddo ah ku xidhan ...

“Ma Rabo Inaan Xil Ka Qabto Somaliland” Cali Khaliif Galaydh

(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay ka baxayaan wadahadalka ay kula jiraan  Xukuumadda Somaliland, haddii aanay joojin fara-gelin iyo...

Muqdisho: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Sharaxay Waxay Diinta Islaamku Ka Qabto In Haweenku Qayb ka Noqdaan Siyaasada

Muqdisho (SL.Post) Hay'ada culumada Somaaliya,  ayaa walaac ka muujisay qoondada 30% ah ee Haweenka ay ku leeyihiin hay’adaha dastuuriga ee Dowladda Federaalka Somalia, gaara...

“Waxbarashadii Dukaamo Yar-Yar Bay Noqotay Oo Ganacsi Baynu Ka Daynay, Wasiirka Warfaafintana Waxan Ka Codsanayaa….” Wasiirka Waxbarashada

Hargeysa (SL.Post) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa walaac ka muujiyey muunad-baxa ku dhacay waxbarashadii Somaliland iyo...

Dib U Micliso: Xusuuta Weedho Uu Rayaale Ku Ganay Xisbiga KULMIYE Wakhtigii Ololihii 2010

Hargeysa  (SL.Post) Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa khudbadihii uu Madaxweynihii hore   Daahir Rayaale Kaahin jeediyay maalmihii ugu dambeeyay ee ololihii doorashada madaxtooyada ee...

“Aqoonsiga Somaliland Khatar Kuma Aha Qaranimada Somalia” Ismaaciil Buubaa

Hargeysa  (SL.Post) Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa sheegay inaanu aqoonsiga Somaliland dhibaato ku ahayn dawladnimada iyo qaranimada dalka Somaliya, balse uu u yahay...

Dalka Turkiga oo Sadhig Milatari ka samaystay Soomaaliya, Goobta laga hirgeliyey iyo Hawl-gallada laga fulinayo

Soomaaliya oo noqotay dalkii ugu horreeyey Afrika ee Marti-galiya Milatariga dalka Turkiga Ankara (SLpost)- Waddanka Turkiga ayaa bilaabay inuu Hawl-galiyo Saldhig Milatari oo uu ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img